Qeexid
"ld kafad."
"ld kafad."
Wadaag:
(-do, m.l) Wax meel laga gurayo oo meel kale la gaynayo inta hal mar la dejiyo: maqaasiinkii waxaa la keenay sefed baasto ah.
m.dh
Wadaag:
(-bdo, m.l) Gogol badanaa mayrax ka samaysan oo dun midabyo leh lagu qurxiyo.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab ka samaysan laba birood oo istallaabsan, iskuna qodban oo kolkii laysku qabto afkoodu isu yimaado, waxaana lagu soo fujiyaa masaabiirta, siliggana lagu gooyo; biinso. ld kalbad.
m.dh
Wadaag: