Qeexid
"Geed yar oo leh laamo wada buruq-buruq ah oo aroorro leh oo dhirta daawada ka mid ah."
Qeexid Kale
ld kelli1.
Qeexid Xigta
Oo k. ah: mid ah, aan la wehelin.
"Geed yar oo leh laamo wada buruq-buruq ah oo aroorro leh oo dhirta daawada ka mid ah."
ld kelli1.
Oo k. ah: mid ah, aan la wehelin.
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Biyomareen yar oo beeraha lagu waraabiyo. ld keli1 (3).
m.l
Wadaag:
(nax.) Lidka wadarta (tus.: gabar (keli) gabdho (wadar)); eeg tiro.
m.l
Wadaag:
Geed qodxeed miro la cuno leh oo qolof adag leh, layskuna daaweeyo; shillin; kulan; quud.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) (siyaa.) Waddan dawladdiisu uu haysto qof keliya lehna awood kama dambaysi ah.
m.l
Wadaag:
Ku k.: keli ku ahaansho (wax).
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Qof mu'min ah oo Ilaah ka baqa.
Qof ay saaran tahay mas'uuliyadda xaas meel deggan. ld wali.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.l) Mid ka mid ah labada cad oo digirta qaabkeeda leh oo uurka ku jirta (lafdhabarta labadeeda dhinac) oo waxa oogadu raacdo iyo dhiigga kala soocda, oo kaadi ahaan dibadda uga soo saarta.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) (c.nafl.) Xubin muhim ah oo qashinsaarka u qaabilsan lafdhabarleyda, taas oo laga saaro walxo wasakh naytaroojiin ah (inta badan, kaadi ahaan). Naasleydu waxay leeyihiin lammaane kelya ah oo ku yaalla bucda.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab ka samaysan laba birood oo istallaabsan, iskuna qodban oo kolkii laysku qabto afkoodu isu yimaado, waxaana lagu soo fujiyaa masaabiirta, siliggana lagu gooyo; biinso. ld kalbad.
m.dh
Wadaag:
(keligood tashayaal, m.l/dh) (siyaa.) Hoggaamiye, ama qof kale oo leh awood weyn, oo awooddiisuna ku isticmaala si xaq daro iyo cadowtinnimo. ld kaligitashade.
m.l
Wadaag: