Qeexid
"(keligood taliyayaal, m.l/dh) (siyaa.) Hoggaamiye waddan ku qabsaday xoog, awoodda xukunkana ku haysta si"
"(keligood taliyayaal, m.l/dh) (siyaa.) Hoggaamiye waddan ku qabsaday xoog, awoodda xukunkana ku haysta si"
Wadaag:
Qof madax ah oo aan talada cid kale wax ka siin.
Qof madax adag. ld keligitaliye.
m.l
Wadaag:
(keligood tashayaal, m.l/dh) (siyaa.) Hoggaamiye, ama qof kale oo leh awood weyn, oo awooddiisuna ku isticmaala si xaq daro iyo cadowtinnimo. ld kaligitashade.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) (siyaa.) Waddan dawladdiisu uu haysto qof keliya lehna awood kama dambaysi ah.
m.l
Wadaag:
Ku k.: keli ku ahaansho (wax).
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Nin hawlkar ah oo shaqo kasta ku wanaagsan.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qof caawiya qof hawl haya; gargaare.
m.l
Wadaag:
(nax.) Lidka wadarta (tus.: gabar (keli) gabdho (wadar)); eeg tiro.
m.l
Wadaag:
Geed yar oo leh laamo wada buruq-buruq ah oo aroorro leh oo dhirta daawada ka mid ah.
Oo k. ah: mid ah, aan la wehelin.
ld kelli1.
m.l
Wadaag: