Qeexid
"(-iyo, m.dh) Biyomareen yar oo beeraha lagu waraabiyo. ld keli1 (3)."
"(-iyo, m.dh) Biyomareen yar oo beeraha lagu waraabiyo. ld keli1 (3)."
Wadaag:
Geed yar oo leh laamo wada buruq-buruq ah oo aroorro leh oo dhirta daawada ka mid ah.
Oo k. ah: mid ah, aan la wehelin.
ld kelli1.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.l) Mid ka mid ah labada cad oo digirta qaabkeeda leh oo uurka ku jirta (lafdhabarta labadeeda dhinac) oo waxa oogadu raacdo iyo dhiigga kala soocda, oo kaadi ahaan dibadda uga soo saarta.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) (c.nafl.) Xubin muhim ah oo qashinsaarka u qaabilsan lafdhabarleyda, taas oo laga saaro walxo wasakh naytaroojiin ah (inta badan, kaadi ahaan). Naasleydu waxay leeyihiin lammaane kelya ah oo ku yaalla bucda.
m.dh
Wadaag:
Summad geel oo ah bar dab ah oo kellida korkeeda lagu dhigo.
m.l
Wadaag:
Dhinac u badashada wax culayskiisu dhan u bato oo uu dheellitirankii lumiyo.
ld dheelliyid.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (juqr.) Gacan badeed oo aan aad u ballaarayn oo iskuxira laba badood, oo dhex mara laba dhul oo waaweyn.
m.l
Wadaag:
Neef xoolo ah oo soo xerooday isaga oon dheregsanayn.
m.l
Wadaag:
Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasillooni la'aan awgeed.
m.l
Wadaag:
Geed qodxeed miro la cuno leh oo qolof adag leh, layskuna daaweeyo; shillin; kulan; quud.
m.l
Wadaag:
(nax.) Lidka wadarta (tus.: gabar (keli) gabdho (wadar)); eeg tiro.
m.l
Wadaag: