Qeexid
"(-iyo, m.l) Mid ka mid ah labada cad oo digirta qaabkeeda leh oo uurka ku jirta (lafdhabarta labadeeda dhinac) oo waxa oogadu raacdo iyo dhiigga kala soocda, oo kaadi ahaan dibadda uga soo saarta."
"(-iyo, m.l) Mid ka mid ah labada cad oo digirta qaabkeeda leh oo uurka ku jirta (lafdhabarta labadeeda dhinac) oo waxa oogadu raacdo iyo dhiigga kala soocda, oo kaadi ahaan dibadda uga soo saarta."
Wadaag:
(nax.) Lidka wadarta (tus.: gabar (keli) gabdho (wadar)); eeg tiro.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) (c.nafl.) Xubin muhim ah oo qashinsaarka u qaabilsan lafdhabarleyda, taas oo laga saaro walxo wasakh naytaroojiin ah (inta badan, kaadi ahaan). Naasleydu waxay leeyihiin lammaane kelya ah oo ku yaalla bucda.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Biyomareen yar oo beeraha lagu waraabiyo. ld keli1 (3).
m.l
Wadaag:
Summad geel oo ah bar dab ah oo kellida korkeeda lagu dhigo.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Wax culayskiisa dhinac u badasho.
f.mg1
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (juqr.) Gacan badeed oo aan aad u ballaarayn oo iskuxira laba badood, oo dhex mara laba dhul oo waaweyn.
m.l
Wadaag:
Neef xoolo ah oo soo xerooday isaga oon dheregsanayn.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasilooni la'aan awgeed.
f.mg1
Wadaag:
Geed yar oo leh laamo wada buruq-buruq ah oo aroorro leh oo dhirta daawada ka mid ah.
Oo k. ah: mid ah, aan la wehelin.
ld kelli1.
m.l
Wadaag: