Qeexid
"Wax dhiirran ahaansho."
[-dkaa, -dkayd]
kelya-adag kaa
kelya-adag kayd
f.mg4"Wax dhiirran ahaansho."
Wadaag:
eeg kelya-adag. ld kelya adeyg, kelya-adkaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Waxaan jilicsanayn ahaansho.
Wax xoog iyokarti leh ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Shimbir galleyrka u eg oo madax weyn, majo guduudan iyo ciddiyo dhaadheer leh.
m.dh
Wadaag:
Qof aan wax laga dhaadhicin karin ahaansho.
f.mg4
-dkaa, -dkayd
Wadaag:
Kelyo adayg lahaansho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg kelyaciirso. ld kelyaciirsad, kelyaciirsi.
m.f.dh
Wadaag: