Qeexid
"Wax dareenkiisa garasho feker awgiis la maqan yahay ahaansho."
[-naa, -nayd]
khaafsan aa
khaafsan ayd
f.mg4"Wax dareenkiisa garasho feker awgiis la maqan yahay ahaansho."
Wadaag:
Wax, wax kale ka duwan ahaansho.
Arrin iwm waxaan raacsaneyn ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Meel, wax meel kale ka shisheeya ahaansho.
Is dh.: qof dhuglaawe ah ama maahsan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax habaabay ahaansho. ld khaddifsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la sixray ahaansho.
Wax la khalday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax maskaxdiisu wax u dhiman yahay ahaan-sho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Is dh.: wax la dhaafdhaafiyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax isdhaafdhaafay ahaansho (cid).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg khatifsan. ld khad difsanaan, khaddifsanaansho, khatifsa naansho.
m.f.dh
Wadaag:
K. ah: wax gaar ah oo lagu keli yahay.
K. ahaan: gaar ah, gooni ah.
m.l
Wadaag:
Wax khalkhal la geliyey ahaansho.
Wax la kharraabiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Hanti la'aan awgeed dhibaato la kulmid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: