Qeexid

"(-do, m.l) Meel yar oo wax lagu rito oo lagu sameeyo armaajada, miiska iwm."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khaanad oo kali ah:
  • Khaanadda waxa loogu talagalay sumadaha iyo lambarada bahda badeecadda in loogu qoro sida ay ugu yaalaan jadwalka cashuuraha, khaanadda labaadna waxa galaya faahfaahinta bahda badeecadda oo laga tixraacayo jadwalka cashuuraha.
  • TIMIRO: Diiriye Hingo, walaalow noo jilci saddexdaa qaybood, waaba arrin waangsan in aan raggaan tartamaya midwalba khaanad geline.