Qeexid

"eeg khaariji. ld khaarijis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khaarijin oo kali ah:
  • Maxay gacan ku dhiiglayaasha falalkan gaysta ka helaan khaarijinta dadka dhaxalgalka u ah warbaahinta dalka?
  • Barre Hiraale ayaa waxaa dhawac ka soo gaarey weerar bambano ah oo lala begsadey gaarigisai isaga oo ku eedeeyay in ay khaarijin lahaayeen Madaxweyne Cabdulahi iyo Ra'isal wasaare Geedi.