Qeexid
"Cunno, miro, dawo iwm oo intay raageen xumaadey; faad. ld qaash."
"Cunno, miro, dawo iwm oo intay raageen xumaadey; faad. ld qaash."
Wadaag:
Cunno, miro, dawo iwm faadid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag:
K. ah: wax gaar ah oo lagu keli yahay.
K. ahaan: gaar ah, gooni ah.
m.l
Wadaag:
Dhagar; sir; mardabo.
Wadnaqabad; qasacajebis. ld qashqash1.
m.l
Wadaag:
Caws nagaar iwm oo aqallada lagu goglo, si reyska gogosha looga xijiyo.
m.l
Wadaag:
Suun dhuuban oo dheer oo dabo la qabto leh, waxna lala dhaco, jeedal.
Calallo, jawaano iwm oo la isku tolo oo waxyeellada rarka looga celiyo gaadiidka.
m.l
Wadaag:
Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax looga qaado.
Cid la dhibo ama lagu dheelo. ld qashqashaad.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Meel yar oo wax lagu rito oo lagu sameeyo armaajada, miiska iwm.
m.dh
Wadaag: