Qeexid
"Sida wax waliba ku dhammaadaan ama ku dambeeyaan; ciribdambeed. ld khaatumo."
"Sida wax waliba ku dhammaadaan ama ku dambeeyaan; ciribdambeed. ld khaatumo."
Wadaag:
K. ah: wax gaar ah oo lagu keli yahay.
K. ahaan: gaar ah, gooni ah.
m.l
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Quraan iyo duco la akhriyay gunaanadid.
f.mg1
Wadaag:
(-do, m.l) Meel yar oo wax lagu rito oo lagu sameeyo armaajada, miiska iwm.
m.dh
Wadaag:
Cunno, miro, dawo iwm oo intay raageen xumaadey; faad. ld qaash.
m.l
Wadaag:
Cunno, miro, dawo iwm faadid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag:
Habaabidda laga habaabo meel la mari lahaa. ld khaddif1.
m.l
Wadaag:
Marin ka habaabid. ld khaddif2.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Gabagabeynta iyo gunaanadka Quraan iyo duco la soo akhriyay.
ld khatimid.
m.l
Wadaag: