Qeexid

"Fiirada qof meel daloosha laga fiiriyo isaga oo aan ogeyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khaawis oo kali ah:
  • Sida dadka siyaasadda khaawisaa sheegayaan dagaalkii dunida kalkiisii galay oo uu baaba’ayo xeerarkii iyo xuquuqdii hore loo dhigtay,waxaan la sheegayaa in marka dagaalka lagu kala jeel baxo wixii ku adkaadaa samaysan doonaan xeerar cusub.
  • Sayruukhan oo aan kala garan waayay inuu cirka ka soo khaawisayay Ciraaq iyo inuu rabay in Sadaam uu samada ka soo caayo.