Qeexid
"Iyadoo aan ogeyn cid meel daloosha ka firiin."
[-say, -stay]
khaawis2 ay
khaawis2 tay
f.g1"Iyadoo aan ogeyn cid meel daloosha ka firiin."
Wadaag:
Fiirada qof meel daloosha laga fiiriyo isaga oo aan ogeyn.
m.l
Wadaag:
Cunto waq tigeedii dhammaaday oo aan la cuni karin noqosho.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
(-so, m.l) Maalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo arbacada iyo jimcaha u dhexeysa.
m.dh
Wadaag:
K. ah: wax gaar ah oo lagu keli yahay.
K. ahaan: gaar ah, gooni ah.
m.l
Wadaag:
/dh (-iyaal, m.l/dh) Xargaha shiraaca haya midkood.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Meel yar oo wax lagu rito oo lagu sameeyo armaajada, miiska iwm.
m.dh
Wadaag:
Cunno, miro, dawo iwm faadid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag:
Cunno, miro, dawo iwm oo intay raageen xumaadey; faad. ld qaash.
m.l
Wadaag: