Qeexid
"Si yasid iyo jeesjees leh cid u fiirin."
[-ray, -rtay]
khaayir2 ay
khaayir2 tay
f.g1"Si yasid iyo jeesjees leh cid u fiirin."
Wadaag:
Cunto waq tigeedii dhammaaday oo aan la cuni karin noqosho.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Cunto waqtigeedii dhammaa day oo dhacday.
Cunto baryood ah.
m.l
Wadaag:
La s.: cid xiriir wanaagsan la yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hanti si aan habbooneyn u isticmaalid.
Cid ganaaxid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Badar cajiiman khamiir noqosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
K. ah: wax gaar ah oo lagu keli yahay.
K. ahaan: gaar ah, gooni ah.
m.l
Wadaag:
Wax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm. beddelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(nax.) Curiye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego. Tus. “Saalax waa wiil fiican”.
m.l
Wadaag:
Col weyn oo hubaysan.
Libaax badeed weyn oo dadka cuna.
ld haajirid.
m.l
Wadaag: