Qeexid
"Dhibaato ay dhaliyeen col iyo abaar. ld khabarsasho."
"Dhibaato ay dhaliyeen col iyo abaar. ld khabarsasho."
Wadaag:
U k.: cid war u dirid ama u sheegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Wax aan horey loo ogeyn oo laysu sheego ama la helo; war. ld khabar.
m.l
Wadaag:
(nax.) Curiye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego. Tus. “Saalax waa wiil fiican”.
m.l
Wadaag:
(-rro/khubaro, m.dh) Qof laamaha cilmiga ama fanka mid ka mid ah aqoon gaar ah oo dheer u leh.
m.l
Wadaag: