Qeexid
"(nax.) Curiye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego. Tus. “Saalax waa wiil fiican”."
"(nax.) Curiye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego. Tus. “Saalax waa wiil fiican”."
Wadaag:
U k.: cid war u dirid ama u sheegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato.
m.dh
Wadaag:
Khamaar ciyaarid.
Ku k.: wax biimo gelin. ld khammaar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Wax aan horey loo ogeyn oo laysu sheego ama la helo; war. ld khabar.
m.l
Wadaag:
Dhibaato ay dhaliyeen col iyo abaar. ld khabarsasho.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Awoodda isdhexgalka ee isku qabata laba atam ama in ka badan ama koox atammo ah. Xooggaga dhaliya dabarradu waxay u kala duwanaan karaan kuwo aad u dabacsan oo molikuyuullada dhexmara (ilaa 0.1 kJ mol-1) iyo kuwo ah dabarro kimikaad oo laxaad badan (ilaa 10 3 kJ mol-1).
m.dh
Wadaag:
Haweyney aan weli la guursan; inan.
Cadrad. ld geber, gabadh.
m.dh
Wadaag:
Wax u dulqaadasho.
Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur2, samar2, samir2.
f.mg1
Wadaag:
(-bray, -bartay; -bri) Cid jug, dhaawaq iwm. gaarsiin.
f.g1
Wadaag: