Qeexid
"Haween soo jeedkeeda si loo qurxiyo qad ku xardhid."
[-bay, -btay]
khaddaab2 ay
khaddaab2 tay
f.g1"Haween soo jeedkeeda si loo qurxiyo qad ku xardhid."
Wadaag:
Qad lagu xardho soo jeedka haweenka si loogu qurxiyo.
m.l
Wadaag:
Shaqeyn waayid (qalab).
Hawl gabid (qalab). ld kharraab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
/dh Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.
m.l
Wadaag:
(-bbo, m.dh) Ninka khudbadda jimcaha ka akhriya masaajidka.
m.l
Wadaag:
Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
ld doog2.
m.dh
Wadaag:
K. ah: qof dhibaato uusan wax ka qaban karin daashatay.
m.l.kh
Wadaag: