Qeexid
"ld khatif1."
"ld khatif1."
Wadaag:
(-bbo, m.dh) Ninka khudbadda jimcaha ka akhriya masaajidka.
m.l
Wadaag:
Waxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhacda oo burbur iyo halaag gaarsiiya.
m.l
Wadaag:
Habaabidda laga habaabo meel la mari lahaa. ld khaddif1.
m.l
Wadaag:
/dh Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.
m.l
Wadaag:
Xilliga doonyaha shiraaca leh ay xayirmaan dabeysha oo isbeddesha awgeed.
Nooc timirta ka mid ah oo aan aad u bislaan, dheg dheg badanna leh.
m.l
Wadaag:
Kh. ah: wax culays yar; wax jurmi yar.
Qof maskaxdiisa wax u dhimanyihiin.
m.l
Wadaag:
(dii.) (khulafaa, m.dh) Afartii madax oo Nebi Maxamed (n.k.h.a) ku xigtay (Abuubakar, Cumar, Cismaan iyo Cali) darajada iyo magaca loo yiqiin.
(-fyo, m.dh) Nin wakiil ka ah Shiikh xertiisu meelo badan joogto.
m.l
Wadaag:
Haween soo jeedkeeda si loo qurxiyo qad ku xardhid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Qad lagu xardho soo jeedka haweenka si loogu qurxiyo.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Wax la jarjaray oo aad loo yaryareeyey cad ka mid ah; jab ama go' yar; qurub.
m.l
Wadaag:
K. ah: qof dhibaato uusan wax ka qaban karin daashatay.
m.l.kh
Wadaag: