Qeexid
"Qof maskaxda wax uga dhimman yihiin noqosho."
Qeexid Xigta
Ku kh.: wax jacayl awgii ku waalasho.
[-fay, -ftay]
khafiif2 ay
khafiif2 tay
f.mg1"Qof maskaxda wax uga dhimman yihiin noqosho."
Ku kh.: wax jacayl awgii ku waalasho.
Wadaag:
Kh. ah: wax culays yar; wax jurmi yar.
Qof maskaxdiisa wax u dhimanyihiin.
m.l
Wadaag:
Wax maskaxdiisu wax u dhiman yahay ahaan-sho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Doon meel ku xayirmid dabaysha oo isbeddeshay aw-geed.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Marin ka habaabid. ld khaddif2.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Waxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhicid, burbur iyo halaagna gaarsiin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-do, m.l) Garaangar yar oo wareegta oo leh meel xariggu galo, oo ceelka korkiisa suran, dalowgana lagu soo jiido.
m.dh
Wadaag: