Qeexid

"Wax khafiif ka dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khafiifi oo kali ah:
  • Xubnahas isugu jira wasiirada iyo ciidamada ayaa raali galin iyo maslaxaad u gudbiyay xildhibanada Puntland isla markaana ka codsadey in khilaafka khafiifiyaan madaama u khatar galin karo jiritaanka Puntland.
  • Sidaas oo uu xaalku yahayse, waxaa jira Soomaali badan – iyo kuwa aan Soomaali aheyn—oo si hagar la'aan ah uga shaqeeyey sidii dhibaatadaas looga khafiifin lahaa dadka Soomaaliyeed.