Qeexid

"ld khajal1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khajil oo kali ah:
  • “Waanu ognahay inaanu ciyaartaa u baahanahay taageerada (80,000) oo ay khasab ku tahay inay naga khajilsan yihiin,” ayuu yidhi Hasan oo ka hadlaya sidii Real Madrid uga kululaatay sawaxankii taageerayaasha Munich.
  • Calool-buur u taliya Yuhuudda oo la yidhaahdo Aariyal shardoon ayaa maalinkan maanta ah jacaylka loo hayo loo cabiri doonaa, ka dib markii ay qayb dawladiisa ka mid ahi khajilaad uga baxday.