Qeexid
"Dariishad."
Qeexid Xigta
Khaanad.
"Dariishad."
Khaanad.
Wadaag:
Waxyaalaha lagu saqraamo oo cinabka la khamiiriyay laga sameeyo oo kala go'a dhanaanna isu roga.
m.l
Wadaag:
/dh Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.
m.l
Wadaag:
Naag magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo waxay doon-taba sameysa.
m.dh.kh
Wadaag:
(-do, m.l) Bir aad u adag oo sida sanduuqa u samaysan oo lacagta, dahabka iwm lagu kaydiyo. ld qasnad.
m.dh
Wadaag:
Aqal fudud oo kolna la dhiso, kolna la furfuro oo lala guuro.
Teendho; taanbuug.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Meel yar oo wax lagu rito oo lagu sameeyo armaajada, miiska iwm.
m.dh
Wadaag:
Qoryo dhuudhuuban oo aqallada lagu dhiso ama bedemmada iwm lagu awdo ama lagu karo; sarab; sadaq.
m.l.u
Wadaag:
Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood.
Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.
m.l.kh
Wadaag:
khalkhali. Cid khalkhal ku abuurid.2. Aala khalkhalid m.f.dh eeg khalkhal2.
Wadaag:
Qof xasillooni-darro muujin.
Qalab kharraa bid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Cad ama jeex yar oo maro ah.
Hal maro ah oo la geliyo barkimaha. ld harqad.
m.dh
Wadaag: