Qeexid
"(c.fal) Qulqulad weyn oo ku dhacda bed birlabeedka dhulka oo dunida oo dhan saamaysa, taas oo dhammaan ama sida badan qarinaysa isbeddelka maalmeed."
"(c.fal) Qulqulad weyn oo ku dhacda bed birlabeedka dhulka oo dunida oo dhan saamaysa, taas oo dhammaan ama sida badan qarinaysa isbeddelka maalmeed."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Badad xoog oo ka jira weegaarka birlab ama gudbiye qulqul danab wada.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Dacallada birlabta ee u muuqda in xoogagga birlabeed ay ka unkamaan.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Hirar tamareedka ka dhasha saxaro danabaysan iyo badada danab iyo badada birlabta ee la xiriira. Hirarka kaah birlabdanabeedku uma baahdaan dululaati ay ku dhex baahaan.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Xoog danab-wadaha ku abuurma mareeg danab ayna ugu wacantahay mareegta iyo badad birlabeedka isdhexmaraaya, ama isbeddel-ka ku dhaca burqad birlabeedka jaraaya mareegta danab. X.d.w.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Tooxda tamar birlabdanabeedka ee si taxan ugu habaysan kororka ama yaraanta hirbaaca ama rakaadka.
m.dh
Wadaag:
Bir aad u adag oo aan jebin.
Bir awood u leh in ay soo jiidato biraha kale. ld birsulub.
m.dh
Wadaag:
Qof xasillooni-darro muujin.
Qalab kharraa bid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood.
Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.
m.l.kh
Wadaag:
khalkhali. Cid khalkhal ku abuurid.2. Aala khalkhalid m.f.dh eeg khalkhal2.
Wadaag:
eeg khalkhali. ld khalkhalgelin, khalkhalgelis, khalkhalis.
m.f.dh
Wadaag:
Waxyaalaha lagu saqraamo oo cinabka la khamiiriyay laga sameeyo oo kala go'a dhanaanna isu roga.
m.l
Wadaag:
Wax khalkhal la geliyey ahaansho.
Wax la kharraabiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: