Qeexid
"Khamaar ciyaarid."
Qeexid Xigta
Ku k.: wax biimo gelin. ld khammaar2.
[-ray, -rtay]
khamaar2 ay
khamaar2 tay
f.mg1"Khamaar ciyaarid."
Ku k.: wax biimo gelin. ld khammaar2.
Wadaag:
U k.: cid war u dirid ama u sheegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Kh. ah: bil labaatan iyo sagaal ku dhammaata; toomman.
m.l.kh
Wadaag:
(nax.) Curiye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego. Tus. āSaalax waa wiil fiicanā.
m.l
Wadaag:
Dambas noqosho (dab).
Si ba'an u gubasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Badar cajiiman khamiir noqosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Macdan cawlan, jilicsan, oo lacagta iyo alaabooyin kale laga sameeyo.
Daxalka biraha dushooda ku samaysan.
Biyo muddo fadhiyey wasakhda ka dhalata. 4. Caws jilicsan oo xooluhu daaqaan raradana laga sameeyo. 5. Midab, guduud madow yari ku jiro ah oo lo'du yeelato.
m.dh
Wadaag:
Wax kasta oo la cabbo oo aalkol ku jirto oo lagu sakhraamo. ld khamri.
m.dh
Wadaag:
Hanti si aan habbooneyn u isticmaalid.
Cid ganaaxid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Kul badan ku gubasho.
Cunto dab saaran biya la'aan awgeed gubasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(fiis.) Summad: a. Dhakhsaha korodhka xawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii seken ee laba jibbaaran (m/s2).
m.l
Wadaag: