Qeexid
"Toomman noqosho (bil)."
[-say, -stay]
khamaas2 ay
khamaas2 tay
f.mg1"Toomman noqosho (bil)."
Wadaag:
Kh. ah: bil labaatan iyo sagaal ku dhammaata; toomman.
m.l.kh
Wadaag:
Khamaar ciyaarid.
Ku k.: wax biimo gelin. ld khammaar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-so, m.l) Maalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo arbacada iyo jimcaha u dhexeysa.
m.dh
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo magac lab dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Dukaankaas Cali baa leh”. ld kaa4.
dk.ti.l
Wadaag:
K. ah: wax gaar ah oo lagu keli yahay.
K. ahaan: gaar ah, gooni ah.
m.l
Wadaag:
Wax kasta oo la cabbo oo aalkol ku jirto oo lagu sakhraamo. ld khamri.
m.dh
Wadaag:
Cunno, miro, dawo iwm faadid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag:
Cunno, miro, dawo iwm oo intay raageen xumaadey; faad. ld qaash.
m.l
Wadaag:
(juqr.) (Carabi) Dabayl koonfurlayda kulul oo qallalan oo ka dhacda masar, waxay la xiriirta sirookada woqooyiga Afrika.
m.l
Wadaag:
Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo.
Badar yar, cajiiman oo canjeero, bur iwm lagu fixiyo.
m.l
Wadaag:
Badar cajiiman khamiir noqosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: