Qeexid
"Badar cajiiman khamiir noqosho."
[-ray, -rtay]
khamiir2 ay
khamiir2 tay
f.mg1"Badar cajiiman khamiir noqosho."
Wadaag:
Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo.
Badar yar, cajiiman oo canjeero, bur iwm lagu fixiyo.
m.l
Wadaag:
(baay.) Isbeddel kiimikaad oo ay walxaha orgaanikada ku dhaliyaan waxyaabo nool (sida: yiist, baktiiriya, iwm). Falkaasna waxa keena insaymo. Waa dariiqada lagu diyaariyo alkoollada (sida: itanool). Marka insaymka loo yaqaan siyaameys uu la falgalo sonkoraha (sakaraydhada) ku jira istaarijka.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Dhar tolan oo ilaa canqowyada jooga, gacmo dheerna leh oo raggu gashadaan. ld qamiis.
m.l
Wadaag:
(-so, m.l) Maalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo arbacada iyo jimcaha u dhexeysa.
m.dh
Wadaag:
Hanti si aan habbooneyn u isticmaalid.
Cid ganaaxid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Khamaar ciyaarid.
Ku k.: wax biimo gelin. ld khammaar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Si yasid iyo jeesjees leh cid u fiirin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax kasta oo la cabbo oo aalkol ku jirto oo lagu sakhraamo. ld khamri.
m.dh
Wadaag:
(nax.) Curiye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego. Tus. “Saalax waa wiil fiican”.
m.l
Wadaag:
(-rro/khubaro, m.dh) Qof laamaha cilmiga ama fanka mid ka mid ah aqoon gaar ah oo dheer u leh.
m.l
Wadaag:
(juqr.) (Carabi) Dabayl koonfurlayda kulul oo qallalan oo ka dhacda masar, waxay la xiriirta sirookada woqooyiga Afrika.
m.l
Wadaag:
Kh. ah: bil labaatan iyo sagaal ku dhammaata; toomman.
m.l.kh
Wadaag: