Qeexid
"ld khamaarid."
"ld khamaarid."
Wadaag:
Khamaar ciyaarid.
Ku k.: wax biimo gelin. ld khammaar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax kharaar ka dhigid. ld xaraari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof dilid.
Qof, qof kale wax ka raba ka reebid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Kh. ah: bil labaatan iyo sagaal ku dhammaata; toomman.
m.l.kh
Wadaag: