Qeexid
"Ahaansho qof khamri cabsan."
[-snaa, -snayd]
khamraysan naa
khamraysan nayd
f.mg4"Ahaansho qof khamri cabsan."
Wadaag:
/dh (-iyaal, m.l/dh) Xargaha shiraaca haya midkood.
m.l
Wadaag:
Wax kasta oo la cabbo oo aalkol ku jirto oo lagu sakhraamo. ld khamri.
m.dh
Wadaag:
(-no/-aamo, m.l) Geed alammo leh oo geedka qasabka u eg, ka laamo dhuudhuuban kana baxa webiyada hareerahooda iyo meelaha biyo fariisinnada, lagana sameeyo bakoorado, kuraas, dambiilo iwm.
m.dh
Wadaag:
U c.: wax caro haysa ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la xe reeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dareenkiisa garasho feker awgiis la maqan yahay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid kurbo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax mooro ku jira ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Weel wax la carariyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax masiibo ku dhacay ama la ileystay ahaansho.
Wax ceebaysan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax ciiro qarisay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Meel dhir lagu tallaaley ahaansho.
Wax dhir lagu daray ahaansho (cunto, cabitaan iwm).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ilmo yar wax niyadda laga dilay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax khalkhal la geliyey ahaansho.
Wax la kharraabiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax habaabay ahaansho. ld khaddifsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: