Qeexid

"ld khamro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khamri oo kali ah:
  • Xubnaha booliska ah ee hawshan fuliyay may wadan wax gaadiid ah, waxaanay ilaalinayeen ninkii ay soo qabteen iyo gaadhigii oo ay dadkii ku soo urureen, waxaa saarnaa sida la sheegay khamri lagu qabtay oo ah fal-dembiyeedka ay boolisku ka hawlgalayeen.
  • Waxa loo isticmaalaa geedaha cuntada lagu udgooneeyo waxa kale oo dhadhan loogu yeelaa Khamriga la cabo, basbaas ahaan ayaa loogu daraa rootiga iyo keega iyo cuntada oo ay inay xumaato ka ilaaliso.