Qeexid
"Baane; siiba midka carruurta faraxuumeeya."
"Baane; siiba midka carruurta faraxuumeeya."
Wadaag:
(-syo/-siin, m.dh) Qof aan ka xishoon falalka xunxun oo dhan.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Qolalka iyo hulalka alaabada lagu guro (markab, dooni iwm).
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Meel dhisan oo ay masiixiyiintu wax ku caabudaan.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Dhar tolan oo ilaa canqowyada jooga, gacmo dheerna leh oo raggu gashadaan. ld qamiis.
m.l
Wadaag:
(-so, m.l) Maalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo arbacada iyo jimcaha u dhexeysa.
m.dh
Wadaag:
(-ro, m.dh) Naasley jaadad badan leh oo Muslinka iyo Yuhuudda maahee dadka kale hilibkiisa cunaan.
m.l
Wadaag:
Waxyaalaha lagu saqraamo oo cinabka la khamiiriyay laga sameeyo oo kala go'a dhanaanna isu roga.
m.l
Wadaag:
/dh Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.
m.l
Wadaag: