Qeexid
"Kharaab ka dhigid (wax). ld kharraabi."
[-iyay, -isay]
kharaab yay
kharaab say
f.g2"Kharaab ka dhigid (wax). ld kharraabi."
Wadaag:
Shaqeyn waayid (qalab).
Hawl gabid (qalab). ld kharraab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Ahaansho wax kharaabay. ld kharraabsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax kharaar ka dhigid. ld xaraari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax kharaar noqosho.
Wax adkaaday noqosho (arrin). ld xaraarow.
f.mg3
-raaday, -raatay
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Qof fudud oo iska hadla oo warkiisa aan waxba laga soo qaadin.
m.l
Wadaag:
Wax allaale wixii lacag ah oo jeebka ka baxa. ld kharash.
m.l
Wadaag:
eeg kharaabsan. ld kharaabsanaansho, kharraabsanaan, kharraabsanaansh
m.f.dh
Wadaag:
Cid oomman biyo la cabbo siin.
Beer oomman biyo ku duwid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: