Qeexid
"Ahaansho wax kharaabay. ld kharraabsan."
[-naa, -nayd]
kharaabsan aa
kharaabsan ayd
f.mg4"Ahaansho wax kharaabay. ld kharraabsan."
Wadaag:
eeg kharaabsan. ld kharaabsanaansho, kharraabsanaan, kharraabsanaansh
m.f.dh
Wadaag:
Shaqeyn waayid (qalab).
Hawl gabid (qalab). ld kharraab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Kharaab ka dhigid (wax). ld kharraabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley wax la waraabiyey ahaansho.
Beer wax biyo lagu sii daayey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax kharaar ka dhigid. ld xaraari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax qoyaan yar gaaray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax kharaar noqosho.
Wax adkaaday noqosho (arrin). ld xaraarow.
f.mg3
-raaday, -raatay
Wadaag: