Qeexid
"(-o ..., m.l) (juqr.) Khariidad muujinaysa kala sarraynta meel."
"(-o ..., m.l) (juqr.) Khariidad muujinaysa kala sarraynta meel."
Wadaag:
(juqr.) Faraqyada kac sanaanta meel kasta oo dhulka dushiisa ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Naqshad warqad iwm lagu sameeyo oo muujineysa dhulka oo dhan ama qeyb ka mid ah. ld khariidad.
m.dh
Wadaag:
(juqr.) Muujisanaanta ay ku muujisantahay dhulka dushiisa oo dhan ama qayb ka mid ah dul fidsan korkeed, si loogu muujiyo muuqaallada dabeecadda, siyaasadeed, ama muuqaallo kale; bar kasta oo ku taal khariidadda dusheeda waxay u taagantahay ama xiriir la leedahay meel juqraafiyeed oo ka mid ah dhulka runta ah iyadoo la adeegsanayo qiyaas go'an ama borojek-shan.
m.dh
Wadaag:
Xilliga doonyaha shiraaca leh ay xayirmaan dabeysha oo isbeddesha awgeed.
Nooc timirta ka mid ah oo aan aad u bislaan, dheg dheg badanna leh.
m.l
Wadaag:
Doon meel ku xayirmid dabaysha oo isbeddeshay aw-geed.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Halleynta wax wanaagsanaa la halleeyo. ld kharrib1.
m.dh
Wadaag:
Cad ama jeex yar oo maro ah.
Hal maro ah oo la geliyo barkimaha. ld harqad.
m.dh
Wadaag:
Wax kharaar ka dhigid. ld xaraari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhis ama alaabo ama wax kale oo wanaagsan oo la xumeeyo, la burbur-sho, kharaab laga dhigo. ld kharribaad.
m.l
Wadaag:
(-bmay, -bantay; -bmi) Wax la kharribay noqosho.
f.mg1
Wadaag: