Qeexid
"Xilliga doonyaha shiraaca leh ay xayirmaan dabeysha oo isbeddesha awgeed."
Qeexid Xigta
Nooc timirta ka mid ah oo aan aad u bislaan, dheg dheg badanna leh.
"Xilliga doonyaha shiraaca leh ay xayirmaan dabeysha oo isbeddesha awgeed."
Nooc timirta ka mid ah oo aan aad u bislaan, dheg dheg badanna leh.
Wadaag:
Doon meel ku xayirmid dabaysha oo isbeddeshay aw-geed.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Kh. ah: wax culays yar; wax jurmi yar.
Qof maskaxdiisa wax u dhimanyihiin.
m.l
Wadaag:
(dii.) (khulafaa, m.dh) Afartii madax oo Nebi Maxamed (n.k.h.a) ku xigtay (Abuubakar, Cumar, Cismaan iyo Cali) darajada iyo magaca loo yiqiin.
(-fyo, m.dh) Nin wakiil ka ah Shiikh xertiisu meelo badan joogto.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Naqshad warqad iwm lagu sameeyo oo muujineysa dhulka oo dhan ama qeyb ka mid ah. ld khariidad.
m.dh
Wadaag:
Habaabidda laga habaabo meel la mari lahaa. ld khaddif1.
m.l
Wadaag:
Waxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhacda oo burbur iyo halaag gaarsiiya.
m.l
Wadaag:
Wax kharaar ka dhigid. ld xaraari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax allaale wixii lacag ah oo jeebka ka baxa. ld kharash.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Qof fudud oo iska hadla oo warkiisa aan waxba laga soo qaadin.
m.l
Wadaag:
Qof ka soo jeeda faracii Faadumo Rasuul.
Qof suubban oo asluub wanaagsan.
m.l
Wadaag:
Cad ama jeex yar oo maro ah.
Hal maro ah oo la geliyo barkimaha. ld harqad.
m.dh
Wadaag:
Shaqeyn waayid (qalab).
Hawl gabid (qalab). ld kharraab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: