Qeexid
"Doon meel ku xayirmid dabaysha oo isbeddeshay aw-geed."
[-fay, -ftay]
khariif2 ay
khariif2 tay
f.mg1"Doon meel ku xayirmid dabaysha oo isbeddeshay aw-geed."
Wadaag:
Xilliga doonyaha shiraaca leh ay xayirmaan dabeysha oo isbeddesha awgeed.
Nooc timirta ka mid ah oo aan aad u bislaan, dheg dheg badanna leh.
m.l
Wadaag:
Qof maskaxda wax uga dhimman yihiin noqosho.
Ku kh.: wax jacayl awgii ku waalasho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Naqshad warqad iwm lagu sameeyo oo muujineysa dhulka oo dhan ama qeyb ka mid ah. ld khariidad.
m.dh
Wadaag:
Marin ka habaabid. ld khaddif2.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Waxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhicid, burbur iyo halaagna gaarsiin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax kharaar ka dhigid. ld xaraari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax allaale wixii lacag ah oo jeebka ka baxa. ld kharash.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Qof fudud oo iska hadla oo warkiisa aan waxba laga soo qaadin.
m.l
Wadaag:
Qof ka soo jeeda faracii Faadumo Rasuul.
Qof suubban oo asluub wanaagsan.
m.l
Wadaag:
Cad ama jeex yar oo maro ah.
Hal maro ah oo la geliyo barkimaha. ld harqad.
m.dh
Wadaag:
Shaqeyn waayid (qalab).
Hawl gabid (qalab). ld kharraab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: