Qeexid
"Cad ama jeex yar oo maro ah."
Qeexid Xigta
Hal maro ah oo la geliyo barkimaha. ld harqad.
"Cad ama jeex yar oo maro ah."
Hal maro ah oo la geliyo barkimaha. ld harqad.
Wadaag:
/dh Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.
m.l
Wadaag:
Baalal xalxalleefsan oo jiljilicsan oo wax lagu qorto.
Xaashi qoran oo la isu diro. ld waraaq, warqaad.
m.dh
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Qof fudud oo iska hadla oo warkiisa aan waxba laga soo qaadin.
m.l
Wadaag:
Wax allaale wixii lacag ah oo jeebka ka baxa. ld kharash.
m.l
Wadaag:
Halleynta wax wanaagsanaa la halleeyo. ld kharrib1.
m.dh
Wadaag:
Aqal fudud oo kolna la dhiso, kolna la furfuro oo lala guuro.
Teendho; taanbuug.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Bir aad u adag oo sida sanduuqa u samaysan oo lacagta, dahabka iwm lagu kaydiyo. ld qasnad.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Meel yar oo wax lagu rito oo lagu sameeyo armaajada, miiska iwm.
m.dh
Wadaag:
Kharaab ka dhigid (wax). ld kharraabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xilliga doonyaha shiraaca leh ay xayirmaan dabeysha oo isbeddesha awgeed.
Nooc timirta ka mid ah oo aan aad u bislaan, dheg dheg badanna leh.
m.l
Wadaag:
Shaqeyn waayid (qalab).
Hawl gabid (qalab). ld kharraab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: