Qeexid
"Wax wanaag-sanaa xumeyn."
[-bay, -btay]
kharrib2 ay
kharrib2 tay
f.g1"Wax wanaag-sanaa xumeyn."
Wadaag:
Dhis ama alaabo ama wax kale oo wanaagsan oo la xumeeyo, la burbur-sho, kharaab laga dhigo. ld kharribaad.
m.l
Wadaag:
(-bmay, -bantay; -bmi) Wax la kharribay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax la kharribay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Halleynta wax wanaagsanaa la halleeyo. ld kharrib1.
m.dh
Wadaag:
Wax qabashadooda isku dayid.
Wax tijaabin. ld shirrab2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Shaqeyn waayid (qalab).
Hawl gabid (qalab). ld kharraab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Qof fudud oo iska hadla oo warkiisa aan waxba laga soo qaadin.
m.l
Wadaag:
Wax allaale wixii lacag ah oo jeebka ka baxa. ld kharash.
m.l
Wadaag: