Qeexid
"Wax la kharribay ahaansho."
[-bnaa, -bnayd]
kharriban2 naa
kharriban2 nayd
f.mg4"Wax la kharribay ahaansho."
Wadaag:
(-bmay, -bantay; -bmi) Wax la kharribay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Halleynta wax wanaagsanaa la halleeyo. ld kharrib1.
m.dh
Wadaag:
Wax la sharribay ahaansho. ld shirraban2.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Dhis ama alaabo ama wax kale oo wanaagsan oo la xumeeyo, la burbur-sho, kharaab laga dhigo. ld kharribaad.
m.l
Wadaag:
(-bmay, -bantay; bmi) Wax la sharribay noqosho. ld shirraban1.
f.mg1
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax ismoodsiis iyo malahabow ku dhacay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax allaale wixii lacag ah oo jeebka ka baxa. ld kharash.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Qof fudud oo iska hadla oo warkiisa aan waxba laga soo qaadin.
m.l
Wadaag: