Qeexid

"Cid khasaaro gelin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khasaari oo kali ah:
  • Xasan wuxuu sheegay inay dhankooda raaligelin ka bixinayaan khasaarihii shacabka kasoo gaara dagaalada laga dhexwado, isagoo sheegay in dadka diinta ku dagaalamaya aysan ahayn kuwo wax badan ka yaqaan diinta Islaamka.
  • ku dhimatey duqeyntii suuqa Bakaraha Waxaa sii kordhaya khasaarihii ka dhashay duqeyn ciidamada Ethiopia maalintii shaley galinki dambe u gaysteen suuqa Bakaaraha.