Qeexid

"Dirqinta cid lagu dirqiyo wax aysan raali ka ahayn."

Qeexid Xigta

Geed bal iyo alammo leh oo toos u baxa oo dheecaankisa sonkorta laga sameeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga khasab oo kali ah:
  • Wuxuu kaloo sheegay inaan shaqadoodu ahayn in dadka khasab lagaga dhigo iyo inaanay dagaal wax ku doonayn.
  • Sidaa darteed maadaama ay dadweynuhu isugu soo baxeen mudaharaadka intaa le’eg laguma odhan karayn "Afkiina haysta ilaa inta aad dhamaanaysaan", taas awgeed khasab ayey nagu noqotay inaanu talaabo qaadno.