Qeexid
Dareen beernugeyl diimeed leh oo qof ka muuqda. ld khushuuc1.
Dareen beernugeyl diimeed leh oo qof ka muuqda. ld khushuuc1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Dareen beernugeyl diimeed leh muujin.
Qeexid Xigta: U k.: wax ka raalli noqosho ama la dhicid. ld khushuuc2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld khushuucid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax khashuuc hayo ahaansho. ld khushuucsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg khashuucsan. ld
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld khashuuc1
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld kha-shuuc2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: khashuucsanaansho, khushuucsanaan, khushuucsanaans khashuucsanaansho m.l/dh ld khashuuc sanaan.
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax kaga qaadid.
Qeexid Xigta: Cid dhibid, ku dheelid ama lagu dheelo. ld qashqash2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhagar; sir; mardabo.
Qeexid Xigta: Wadnaqabad; qasacajebis. ld qashqash1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax walba oo wasakh, haraa cunto, iwm ah ee la iska xaaqo lagana fogeeyo degaan lagu nool yahay. ld qashin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iimiin, m.dh) Qof degaanka uu joogo dhaqankiisa aan aqoon u lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld khashkhashaad, qashqashaad, qash qashid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Doon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-sbay, -sabtay; -sbi) Wax cid ku dirqin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dirqinta cid lagu dirqiyo wax aysan raali ka ahayn.
Qeexid Xigta: Geed bal iyo alammo leh oo toos u baxa oo dheecaankisa sonkorta laga sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cunno, miro, dawo iwm oo intay raageen xumaadey; faad. ld qaash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax looga qaado.
Qeexid Xigta: Cid la dhibo ama lagu dheelo. ld qashqashaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Cunno, miro, dawo iwm faadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhacda oo burbur iyo halaag gaarsiiya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Waxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhicid, burbur iyo halaagna gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]