Qeexid
"eeg khasir2."
"eeg khasir2."
Wadaag:
Maal lacag ah oo si aan habboonayn lagu bixiyo ama lagu lumiyo.
Ganaax; xaal; yake. ld khasiraad.
m.l
Wadaag:
Hanti si aan habbooneyn u isticmaalid.
Cid ganaaxid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Waxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhacda oo burbur iyo halaag gaarsiiya.
m.l
Wadaag:
(-syo/-siin, m.dh) Qof aan ka xishoon falalka xunxun oo dhan.
m.l
Wadaag:
Waxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhicid, burbur iyo halaagna gaarsiin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-do, m.l) Wax la qoonsado oo gardarro ah oo cid lagula kaco.
m.dh
Wadaag: