Qeexid
Cid khasiyad ku sameyn.
[-deeyay, -daysay]
f.g2Cid khasiyad ku sameyn.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Wax la qoonsado oo gardarro ah oo cid lagula kaco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg khasiyadee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Maal lacag ah oo si aan habboonayn lagu bixiyo ama lagu lumiyo.
Qeexid Xigta: Ganaax; xaal; yake. ld khasiraad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Hanti si aan habbooneyn u isticmaalid.
Qeexid Xigta: Cid ganaaxid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Waxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhicid, burbur iyo halaagna gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waxyeelo xag Ilaah ka timaadda oo dad iyo dal ku dhacda oo burbur iyo halaag gaarsiiya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Wax kaawiyad jactad kaga bi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-syo/-siin, m.dh) Qof aan ka xishoon falalka xunxun oo dhan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg khasir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Garaangar yar oo wareegta oo leh meel xariggu galo, oo ceelka korkiisa suran, dalowgana lagu soo jiido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg khasif2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.w
Qeexid: eeg khasiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ganaax cid la saaro. ld khasir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-sbay, -sabtay; -sbi) Wax cid ku dirqin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Fal xun oo aad sameysay dhibaatada ka timaadda dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dirqinta cid lagu dirqiyo wax aysan raali ka ahayn.
Qeexid Xigta: Geed bal iyo alammo leh oo toos u baxa oo dheecaankisa sonkorta laga sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg khasab2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax kaga qaadid.
Qeexid Xigta: Cid dhibid, ku dheelid ama lagu dheelo. ld qashqash2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Khasaaro la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhagar; sir; mardabo.
Qeexid Xigta: Wadnaqabad; qasacajebis. ld qashqash1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]