Qeexid
"Been cid lagu khayaamayo. ld khataalad."
"Been cid lagu khayaamayo. ld khataalad."
Wadaag:
Cid been lagu khayaamayo u sheegid.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Dhibaato halis ah.
K. ah: wax waxyeello ama dhibaato ka iman karta, halis.
m.dh
Wadaag:
Wax la khatalay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax ismoodsiis iyo malahabow ku dhacay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood.
Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.
m.l.kh
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Quraan iyo duco la akhriyay gunaanadid.
f.mg1
Wadaag:
Habaabidda laga habaabo meel la mari lahaa. ld khaddif1.
m.l
Wadaag:
Marin ka habaabid. ld khaddif2.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Gabagabeynta iyo gunaanadka Quraan iyo duco la soo akhriyay.
ld khatimid.
m.l
Wadaag: