Qeexid
"Wax habaabay ahaansho. ld khaddifsan."
[-naa, -nayd]
khatifsan aa
khatifsan ayd
f.mg4"Wax habaabay ahaansho. ld khaddifsan."
Wadaag:
eeg khatifsan. ld khad difsanaan, khaddifsanaansho, khatifsa naansho.
m.f.dh
Wadaag:
Marin ka habaabid. ld khaddif2.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Habaabidda laga habaabo meel la mari lahaa. ld khaddif1.
m.l
Wadaag:
Wax maskaxdiisu wax u dhiman yahay ahaan-sho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dareenkiisa garasho feker awgiis la maqan yahay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Gabagabeynta iyo gunaanadka Quraan iyo duco la soo akhriyay.
ld khatimid.
m.l
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Quraan iyo duco la akhriyay gunaanadid.
f.mg1
Wadaag:
Wax khalkhal la geliyey ahaansho.
Wax la kharraabiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax, wax kale ka duwan ahaansho.
Arrin iwm waxaan raacsaneyn ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ahaansho qof khamri cabsan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ahaansho wax kharaabay. ld kharraabsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: