Qeexid
"Naag magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo waxay doon-taba sameysa."
"Naag magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo waxay doon-taba sameysa."
Wadaag:
(-fiin, m.dh) Qof magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo wuxuu doonaba sameeya.
m.l.kh
Wadaag:
Hanti la'aan awgeed dhibaato la kulmid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
/dh Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.
m.l
Wadaag:
Saxanka miisaanka.
Qoriga doonta lagu wado afka hore ee ballaaran.
Dembiisha weyn ee fooxa. ld kefed.
m.dh
Wadaag:
Been iyo khayaano cid ka dhaadhicin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(-do, m.l) Qaybaha magaalo u qaybsan tahay mid ka mid ah oo degmo ka yar.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Daafad xariiqeed (p) ee walax waa taranta cufkeeda (m) iyo keynaanka (v) ee walaxda. Daafaddu waa xaddi leeb oo u jeeda dhanka jihada keynaanka.
m.dh
Wadaag: