Qeexid
"Hanti la'aan awgeed dhibaato la kulmid."
[-saday, -satay]
khawaafs aday
khawaafs atay
f.mg3"Hanti la'aan awgeed dhibaato la kulmid."
Wadaag:
(-fiin, m.dh) Qof magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo wuxuu doonaba sameeya.
m.l.kh
Wadaag:
Naag magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo waxay doon-taba sameysa.
m.dh.kh
Wadaag:
Wax dareenkiisa garasho feker awgiis la maqan yahay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Been iyo khayaano cid ka dhaadhicin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: