Qeexid
"K. ah: qof maalqabeen ah."
"K. ah: qof maalqabeen ah."
Wadaag:
(-fiin, m.dh) Qof magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo wuxuu doonaba sameeya.
m.l.kh
Wadaag:
Ka dh.: wax dhawaaq ka keenid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Naag magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo waxay doon-taba sameysa.
m.dh.kh
Wadaag:
Hanti la'aan awgeed dhibaato la kulmid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Qofka lacagta bixiya, khasnaddana furaheeda haya.
m.l
Wadaag:
Been iyo khayaano cid ka dhaadhicin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Hadal qof laga filayoin uu sheego, hadal kale oo buriya sheegid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Ogeysiinta akhbaardad badan la ogeysiiyo.
m.l
Wadaag: