Qeexid
"Been iyo khayaano cid ka dhaadhicin."
[-iiyay, -iisay]
khawaysi iyay
khawaysi isay
f.g2"Been iyo khayaano cid ka dhaadhicin."
Wadaag:
(-fiin, m.dh) Qof magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo wuxuu doonaba sameeya.
m.l.kh
Wadaag:
Si kadle ah u orodsiin (faras, dameer iwm).
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Naag magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo waxay doon-taba sameysa.
m.dh.kh
Wadaag:
Hanti la'aan awgeed dhibaato la kulmid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: