Qeexid
ld khayaanee.
[-meeyay, -maysay]
f.g2ld khayaanee.
Fal / verb
f.g2
Qeexid: (-meyay, meysay) ld khayaanee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld khayaanid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Cid khayaano ku samayn. ld khayaamee, khiyaamee, khiyaanee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld khayaanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-aamay/-aanay, aantay; - aami/-aani) Cid khayaano ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir. ld khiyaamo, khiyaano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg khayaan. ld kha-yaamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg khayaanee. ld khayaamayn, khiyaamayn, khiyaanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: ld hayl2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-wyo, m.dh) Qof dhagar badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Cid karaamo siin (Eebbe).
Qeexid Xigta: Cid xurmayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Cid kacaan ka dhigid.
Qeexid Xigta: Wax cusbooneysiin. ld kacaami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-raad, m.l) Wax wanaag ku jira oo dhan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: ld hayl2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: (f.g) Kab cid la dhicid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Iyadoo cagaha iyo sacabbada laga shanqarinayo ciyaar dheelid.
Qeexid Kale: (f.g) Jaamo ka dhigid: cad cad ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Wax raad ku reebid.
Qeexid Xigta: Wax cid khuseyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Wax raan u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Geed laamo yeelasho.
Qeexid Xigta: Ilmo laan yar la dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Cid qaan gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Guntiino daliig madow darfaha ku leh oo waagii hore dumarku qaadan jireen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]